Maanraac - Cali M Cabdigiir (Caliganay) - 書籍 - Createspace Independent Publishing Platf - 9781540727121 - 2016年11月29日
カバー画像とタイトルが一致しない場合、正しいのはタイトルです

Maanraac

価格
¥ 3.096
税抜

遠隔倉庫からの取り寄せ

発送予定日 年9月15日 - 年10月1日
Cali M Cabdigiir (Caliganay) の新しいリリースのお知らせを受け取る
iMusicのウィッシュリストに追加

まだ評価がありません

Arrimaha aan weli si baahsan loo soo bandhigin oo Maanraac si wanaagsan loogu taabanayo waxaa ka mi d ah basaasnimada Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayeen, oo haddana siday dhalyo ahaan iyo ekaanba isugu dhow yihiin. Waa labo basaas oo walaalo ah oo Itoobiya iyo Soomaaliya u kala dhashay oo haddana aan is-aqoon aabbahoodna basaas Soomaali ah yahay. Hase yeeshee waalidka basaaska ah ee ka weyn dhalay oo aan isla noolayn oo Itoobiyaan iyo Soomaali kala ah oo qudhoodu Basaasyo yihiin baa la socda in wiilasha la isbarona lama rabo. Taas waxaa ka sii daran basaaska yar waxa uu jeclaanayaa gabar aad u garaad badan, aqoon badan leh aadna u bilicsan, kaddib markay abaal weyn u gasho. Wiilka yar iyo aabihiis waxaa dusha ka ilaasha basaaska weyn oo Itoobiyaanka oo odaygu dhalay. Dhinac kale, sirdoonka Soomaaliya iyo sirdoonka dawladda Yemen waxay heshiis ku yihiin in Geeldoon iyo wiilkiis Sahal la dilo. Odayga iyo wiilkuba waxay og yihiin shirqool dawladda Soomaaliya lagu afgambinayo sidaas baana loo rabaa in la dilo inta aysan sirta bixin.

メディア 書籍     Paperback Book   (ソフトカバーで背表紙を接着した本)
リリース済み 2016年11月29日
ISBN13 9781540727121
出版社 Createspace Independent Publishing Platf
ページ数 334
寸法 152 × 229 × 18 mm   ·   449 g
言語 Somali  

Cali M Cabdigiir (Caliganay)の他の作品を見る

すべて表示