この商品を友人に教える:
Xigtaysiga Xikmadda Cabdixaafid Mowliid
価格
¥ 2.749
税抜
遠隔倉庫からの取り寄せ
発送予定日 年10月19日 - 年11月4日
Cabdixaafid Mowliid の新しいリリースのお知らせを受け取る
iMusicのウィッシュリストに追加
Xigtaysiga Xikmadda
Cabdixaafid Mowliid
"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daashaa, ee ku nasi odhaahyada xikmadda leh!" - Hazrat Ali
Xikmaddu, asalkeeda bannaanba, waa dhaxal uu ku abtirsado, sheegtana, qof kasta oo bini-aadan ahi. Waxa ay kaalinta koowaad ku cidhiidhsataa neefta, Ogsijiinta ah, ee dadka oo dhami wada neefsado. Sida ay yidhaahdaanna, murtidu waxa ay ku hadashaa hal af oo keli ah. Haa, hal af, halkaas afna waxa aynu ku micnayn karnaa in uu yahay mid ka dhashay xaqiiqada ah in idil ahaan xikmaduhu ka wada jawaabaan baahi. Waa halkan meesha ay ka soo gelayso aas-aasnimada iyo caws jiilaal ahaansha ay daruuri tahay in dhaxalkaa aan laga qadin. Waa tan ujeedka buuggan XIGTAYSIGA XIKMADDU uu u soo baxay.
| メディア | 書籍 Paperback Book (ソフトカバーで背表紙を接着した本) |
| リリース済み | 2016年8月5日 |
| ISBN13 | 9781533478535 |
| 出版社 | Createspace Independent Publishing Platf |
| ページ数 | 242 |
| 寸法 | 127 × 203 × 14 mm · 267 g |
| 言語 | Somali |